Tabiyadu weedh afka laga yidhaahdo ma aha, wacdi dadka loo sheegana ma aha, jeedinta muxaadaro isdaba joogana ma aha, dhagaysiga cajalad la duubayna ma aha, akhriska kitaab la qorayna ma aha, haddaba maxay tahay?
Tarbiyadu waa nolosha dhamaan-teed, bilow ilaa dhamaad.
Intaa uun ma ahee tarbiyaddu waa mid intaa ka sii gudo ballaadhan, kana xeel dheer,kaalinta qofka barbaariyaha ahina ma aha mid intaa ku eg ama ku dhamaanaysa.