Waa Maxay Tarbiyadu?
Tabiyadu weedh afka laga yidhaahdo ma aha, wacdi dadka loo sheegana ma aha, jeedinta muxaadaro isdaba joogana ma aha, dhagaysiga cajalad la duubayna ma aha, akhriska kitaab la qorayna ma aha, haddaba maxay tahay?Tarbiyadu waa nolosha dhamaan-teed, bilow ilaa dhamaad....
Ilmaha Lagu Qayliyo
Ilmaha lagu qayliyo ama ilmaha sida joogtada ah qayliyo waxa ay keentaa dhaawac maskaxeed, ilaa heer maskaxda qaybo ka mid ah ay cabir ahaan yaraadaan.
Dhibaatooyinka ama dhaawacyada ilmaha soo gaara waxaa ka mid ah:
Xusuusta ilmaha oo yaraata: Wuxuu noqdaa mid aan...
Madax-adayga Ubadka
Madax-adayga ubadku wuxuu ka mid yahay dhibaatooyinka ku habsada waalidiinta qaarkood markay la macaamilayaan ubadkooda, sidaa awgeed waxaa muhiim ah in la ogaado sababaha keena iyo sida loo daaweeyo.
Waxaana jira talooyin ay tahay in ay maskaxda ku hayaan waalidiitu...