Hoyga Barbaarinta
Aqoonta Diineed
Ee Ubadka
Ubadkaaga u hel tub wax-barashoo dhamaystiran, oo tayayasan, isla mar ahaantaana midha-dhasha.
Barashada Hi'gaada
Hi'gaadu waa aasaaska barashada quraanka kariimka ah, iyo si guud af-ka carbeed.
Barashada Quraanka
Quraanku waa kitaab lama huraan u ah nolosheena, waana in la barto, la fahmo, lana xifdiyo.
Barashada Shareecada
Shareecadu waa kutub qiimaysan, kuwaasoo ka soo unkamay diinteena, mudana in la barto, lana fahmo.
Nagu Saabsan
UbadBarbaariye waa madal wax-barashoo casri ah, taasoo ku baxda hab online ah, isla mar ahaantaana diiradda saarta ubadka oo kaliya.
Waxaan khibrad iyo waayo-aragnimo u leenahay dhamaan wixii la xidhiidha wax-barashada ubadka, gaar ahaan wax-barashada ku baxda online-ka.
UbadBarbaariye waa madal aqooneed oo ujeedadeedu tahay inay ubadka ka caawiso barashada hi’gaada, qur’aanka kariimka ah iyo culuumta shareecadda, iyadoo fursad buuxda u siinaysa ubadka inay wax bartaan meel kastooy joogaan iyo wakhti kastooy ku sugan yihiin, isticmaalayana aaladihii ugu danbeeyay ee waxbarashada.
0
+
Ardaydeena
Ardaydeena oo kor u dhaafaysa ilaa 30 arday, oo isugu jirta lab iyo dhadig.
0
+
Barayaasheena
Barayaasheena oo iayguna gaadhaya ilaa 3 bare, isla mar ahaantaana leh xirfadii wax-baridda
0
+
Khibradeena
Khibradeena iyo waayo-aragnimadeena oo haatan kor u dhaafaysa ilaa 5 gu’ (sano)
Su'aalaha
Soo Noq-Noqda
→ Wakhti xaadirkan ma lihin goob rasmi ah, oo naloogu soo hagaago.
→ Haatan, nidaamkeena wax-barasho gabi ahaantiiba wuxuu ku tiirsan yahay interner-ka, taasoo ka dhigan inuu yahay nidaam online ah.
→ Haa, wax-barashadeenu waxay ku gaar tahay ubadka oo kaliya.
→ Ubadka aan wax-barnaa da’doodu waxay u dhaxaysaa 6-14 jir, lab iyo dhadigba.
→ 7-da maalmood ee todobaadka
→ 24-ka saacba waxaa diyaar idiin ah barayaal tayaysan.
→ Ugu horrayn aan mid baraarujino, taasoo ah in aanay wax-barashadu dhamaan.
Jawaabta su’aashanna, waxay ku xidhan tahay hadba ardayga fahamkiisa, xifdigiisa, inta maalmood ee uu wax-baranayo, iyo waxyaabo kaloo dheeraad ah.
Hasa yeeshee, celcelis ahaan ardaygii baranayay “HI’GAADA” wuxuu ku dhamayn karaa muddo 7 bilood ah. Sidoo kale celcelis ahaan ardaygii baranayay “QURAANKA KARIIMKA AH” wuxuu ku dhamaynayaa muddo 6 sano. Halka “CULUUMTA SHAREECADU” aysan iyadu dhamaad lahayn.
U Door Ubadkaaga
Xidhmada Ku Haboon
Qalin
$ 20 / bille
Qalin
Xidhamdan waxay ku jaan-go’an tahay maalmaha wax-barashada, taasoo ah:
→ 2 Maalmood oo wax-barasho ah
dhayman
$ 30 / bille
dhayman
Xidhamdan waxay ku jaan-go’an tahay maalmaha wax-barashada, taasoo ah:
→ 3 Maalmood oo wax-barasho ah
dahab
$ 40 / bille
dahab
Xidhamdan waxay ku jaan-go’an tahay maalmaha wax-barashada, taasoo ah:
→ 4 Maalmood oo wax-barasho ah